Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay aqoon isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan 25 wariyaal ah oo ka kala socda Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.