Cagaf-cagafyo loogu talagalay wax soo saarka beeraha oo lagu wareejiyay Galmudug.

0
49

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa wasaaradda beeraha Galmudug ku wareejiyay cagaf-cagafyo loogu talagalay in lagu xoojiyo wax soo saarka beeraha deegaannada Galmudug.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here