Jowhar – ( Radio Isnay ) – Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa Muqdisho ku qabatay shir looga hadlayay is dhexgalka hay’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo horarinta Madasha Shaqaalaha Wasarada deeganka ee fadraalka iyo guud ahan maamul goboledyada dalka.
Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Fitax Axmed Malow.