Gudiga dhismaha Buundada Baardheer oo lagu wareejiyya Deeq lacageed.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnay ) –  Shirkadda Dahabshiil Group Ayaa Sedexboqol kun oo lacagta Dollar mareekanka ah waxa aay ugu deeqday mashuuraca dhismaha Buundada degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxana soo dhoweyey odayasha dhaqanka wxgaradka iyo bulshada degmada baardhere.

Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here