Xaalad Biyo La’aan ah oo soo wajahday Barakacayaasha kaamka Rabi Suge

0
39
Jowhar – ( Radio Isnay ) –  Kaamka Rabi Suge Wax uu Ka Mida Yahay Kamamka Barkacyaasha ee Ku Yaala Magalada Jowhar Ayaa Xiligan Waxa Soo Food Sartay Daruufo Dhanka Nolosha ah Hab Ugu Daranateey Biiyo La’aan Heysta Dadkaan.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here