Jowhar – ( Radio Isnay ) – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uga mahadcelisay dadaalka uu ku bixiyay horumarinta dowladninada, qaadashada masuuliyada amniga qaranka iyo xoojinta hannaanka maaliyadda dalka.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.