WARARKA Barnaamijka ka qayb qaadashada Nabadda Haweenka KGS oo lagu qabtay Baydhabo. By admin - April 23, 2025 0 50 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka iyo xaquuqul insaanka Dowladda KGS ayaa Magalada Baydhabo ku dahfurtay Barnaamijka ka qayb qaadashada Nabadda iyo Aminiga Haweenka KGS. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/CABDICASIIS-SHIR-BAYDHABO.mp3 Share this:FacebookX