Qaar ka mid ah Dhalinyarada Jowhar oo bilaabay in ay isku wadaan shaqada iyo waxbarashada.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Ka dib burburkii dowladdii dhexe ee dalka, dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa wajahayey caqabado badan oo la xiriira helidda waxbarasho tayo leh iyo fursado shaqo. Sidaasi darteed, waxaa isa soo taraya dhalinyaro badan oo caqabadahaasi ka taxaddara, balse u arka fursad ay ku dhisaan naftooda iyo mustaqbalkooda. Qaar badan oo ka mid ah waxay isku hayaan waxbarasho iyo shaqo, si ay u gaaraan madax-bannaani dhaqaale iyo horumar nololeed.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here