WARARKA Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. By admin - April 22, 2025 0 7 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga doorashooyinka iyo masuuliyiin ka socday gobolka Banaadir ayaa kormeer ku sameeyay goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/CABDIX.mp3 Share this:FacebookX