Jowhar-(Isnaay Radio)- Waddada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad waa marin muhiim ah wuxuuna qayb ka yahay jidadka isku xira magaalada Muqdisho iyo magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle.
Waddadan ayaa ahmiyad gaar ah u leh dhaqaalaha gobolka shabellaha dhexe iyada oo fududeysa isu socodka badeecadaha, dadweynaha, iyo gaadiidka ganacsiga hase ahaatee waxaa caqabad ay ka jirtaa xilliyada ay da’aan roobabka .
Warbixintan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi.