Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa kulan kula yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda Shirkads bariiska ee danwadaag si loogu wareejiyo lacagihii loogu talagalay soo iibinta mishiinnada casriga ah ee bariiska.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud, iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha waaxyaha.
Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.