Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib Curashada Roobabka Gu’ga ah Ee Magaalada Jowhar iyo Guud ahan Gobolka Sh/Dhexe Waxaa isa so Taraya Cabashooyinku Ku Aadan Biya Xeranka Xaafadaha & Nadaafad Daro Ka Dhalatay Biyaha Ku Waara Goobaha Dhulka Uu Ka Hooseyo
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.