Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo dulleedka Jowhar Ka hirgalisay mashruuca waraabka Cadceeda Solarka.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo ay Wehlinayaan Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha ayaa kormeer kutagay tuulada beeraha Sheekh Ooyaaye oo laga hirgeliyey mashruuca Waraabka soolarka cadceeda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here