Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabada Lagu dah-furaayey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo ee lagu Guulaystay in la gaarsiiyo Korontada BECO kaas oo loogu tala galay dadka degan Deegaankaas dhawaan la dhisey qeybna ka tahay daadejinta Adeegyada Dowlada
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.