WARARKA Olole indho fiiqis lacag la’aan oo laga fuliyay Muqdisho. By admin - April 17, 2025 0 19 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda xaqootiga & Barakacayasha Qaranka iyo isbitaalka iyo cisbitaalka mustaqbal ayaa iskakaashtay indha fiiqista dad ka barakacayaasha iyo xootiga ku nool Magaalada muqdisho. waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/WARKA-XAQOOTIGA.mp3 Share this:FacebookX