WARARKA Dhismaha Taalo Casri ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Baydhabo. By admin - April 16, 2025 0 62 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo ayaa aragtidooda ka dhiibtey isbedel lagu sameeyey taaladii horey ugu taaley bartamaha magaalada ee loo yaqaaney Afar irdoodka. waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/WARKA-TAALO-BYDHABO-BY-CUSMAAN-.mp3 Share this:FacebookX