Dowladda Soomaaliya oo Maxaabiis kala soo wareegtay Maamulka Khaatumo.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay 25 maxbuus uu maamulka SSC-Khaatumo ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo tan iyo sanadkii 2023 ku xirnaa xabsiyada gobolka Sool.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here