WARARKA Shir looga hadlayay arimaha gargaarka oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. By admin - April 14, 2025 0 51 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga isku xerka arimaha gargaarka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ku qabtay kulan looga hadlayay arimaha gargaarka. Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/04/WAR-BAYDHABO-14.mp3 Share this:FacebookX