Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Ka dib markii ay Beero yar yar Guriyahooda loogu maalgeliyay Lixdan iyo lix Haween ah oo ku nool Xeriyaha Barakac ee Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ku filnaadey Maareynta Nolosha qoyskooda.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.