Tababar Ku Saabsan Ka hortagga Mukhaadaraadka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarka oo ay soo qaban qabisay hay’adda ka hortaga mandooriyaha iyo dhaqan celinta qaranka Soomaliyeed ayaa loogu tala galay in lagu xoojiyo aqoonta dhaqaatirta kalkaliyaasha iyo xirfadalayaasha caafiimadka kuwaas oo ka shaqeeya daweyna iyo la tacaalida dadka Soomaliyeeda ee ku dhaca dhibaatoyinka maandooriyaha.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here