Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdi raxiin Gaandhari Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada degmada Dhoobley oo ka hadlaya kulanka Horumarinta Amniga & isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada dhoobley ayaa Dhalinyarada ugu baaqay ka qeyb galka horumarinta Nabada waxa uuna dhanka kale ka codsaday gudoomiyaha ururka dhalinyarada jubbaland in ayka caawiyan Dib u dhiska garomada kubadda cagta.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow