Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Ururka Beeraleyda Jowhar ee SAAYA cabdiraxman xasan ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo ballaaran oo lagu taageerayo beeraleyda magaalada Jowhar. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in dadaalladan ay diiradda ku saarayaan horumarinta wax-soo-saarka beeraha, kordhinta tababarada beeraleyda, iyo helitaanka agabka muhiimka ah ee wax-soo-saarka.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.