Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duleedka Magaalada Ceelguula ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Banaanbaxaan roobdoonka ah oo ay ka qeybgaleen Maamulka magaalada,Culimada,waxgaradka iyo ardayda dhigata goobaha waxbarashada magaaladaaasi.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.