Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka Degmada Balcad ayaa abaalmarino gudoonsiyay ardeyda kaalmaha hore ka galay tartanka qur’ aanka kariimka ee degmada balcad
Tartankaaan ayaa ahaa mid si weyn loo soo agaasimaya waxana logu talo galay in lagu abaalmariyo ardeyda kaalmaha hore galay si logu dhirigeliyo in ay sii wadaan dadaalkooda .
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim