U diyaar garowga Munaasabadda Ciida oo laga daeemayay Degmada Wanlaweyn

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay )  –Waxaa Meel gaba-gabo ah maraya Bisha Barakeysan ee Ramadaan, iyadoo sidookale Mudo Kooban ka harsantahay Munaasabadda Ciidul Fidriga oo Dadka Muslimiinta ah ay ugu jiraan Diyaar garoow aad u xoogan.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here