Bulshada Degmada Burtinle oo loogu Baaqay in ay ka qeybqaatan dhismaha Masjidka Qubaa

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Masjidka Qubaa oo dhismihiisu ka socdo degmada Buurtinle gaara ahaan xaafada Wadajir ayaa haatan marayo meel dhexe kasoo u bahan dhameystir

masjidkan qubaa oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here