Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa Afurin u sameyey Kun Qof oo danyar ah oo ku nool kaamamka ku yaala duleedka Degmada Baydhabo waxeyna afurintaasi oo isuga jirtey Raashiin iyo Shan iyo taban neef oo Ari ah bixisey Dowladda Hoose ee degmada.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.