Heshiis nabadeed oo la dhexdhigay beelo ku dagaalamay tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dagaalka ka dhacay tuulada Mareerey ayaa sababay khasaare naf iyo maal leh, taasoo keentay in la abaabulo shirar nabadeed oo lagu dhameynayo colaadda. Ugu dambeyn, labada dhinac ayaa isla meel dhigay in la joojiyo dagaalka, lana ilaaliyo nabadda si ay bulshada ugu laabato nolol caadi ah.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here