Dad ku dhintey Ceelbiyood ay ka qodayeen Magaalada Baydhabo

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Labo qof ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen ceelbiyood laga qodaayey xaafada cuney ee Baydhabo ka dib markii saaka ay gudaha u galeen ceelka si ay uga soo saareen ciid badan oo dhex taaley ceelkaan oo ay isticmaali jireen dadka xaafada

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here