Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo dalbadey in la Caawiyo

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Iyadoo Weli lagu gudo jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa jira dad badan oo wajahayaan Xaalado adag Maadaama aysan gaarin gargaarkii ay u baahnaayeen balse ay jiraan dad badan oo isugu jira Barakacayaal iyo danyarba la gaarsiiyey gargaar kala duwan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here