Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wadooyin Interlok .

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagaxdhigay 10 dhismaha Waddooyin interlock oo laga hirgelinaayo Degmada waabari ee gobolka Banaadir.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here