Jowhar – ( Radio Isanay ) -Iyadoo laga duulayo xaaladaha caafimaad barakacayaasha ku nool kaamka Danwadaag ee magaalada Jowhar ayaa waxaa kormeer iyo wacyigilin ku tagay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda Jobkey faraceeda Jowhar iyagoona halkaasi geeyay agab caafimaad oo loogu talagalay dadkaasi, waxaana kormeerkan hogaaminayey Gudoomiyaha midowga ardayda Jaamacadda Jobkey Yuusuf Abuubakar Ibraahim.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.