Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Jadon Sancho

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay durba go’aansatay inay si joogto ah ula soo saxiixaneyso garabka Manchester United Jadon Sancho iyo in kale.

Blues ayaa SI lama filaan ugu dhaqaaqday xiddiga reer England iyaga oo kula Soo wareegay amaah bal xilli ciyaareed ah.

Sancho ayaa bilowgii amaahda qaab ciyaareed fiican ku Soo bandhigay Chelsea laakiin waxa uu haatan Soo bandhigay qaab ciyaareed liita kulamadii ugu dambeeyay.

Sida laga soo xigtay Fabrizio Romano kooxda Chelsea ayaa diyaar u ah in ay si toos ah ula wareegto xiddiga Sancho hadii uu ogolaado in uu ku Soo biiro kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here