Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasaaradda Dib u Dejinta ee Somaliland ayaa gurmad biyo dhaamin ah ka fulisay Degmada Oog, iyagoo halkaas gaarsiiyay booyad biyo ah si wax looga qabto baahida biyaha ee ka jirta deegaankaas.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim