Deeq Rashiin oo la Gaarsiiyay qoysas ku nool Doolow.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka samafalka gobolka Gedo ayaa gargaar raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Doolow ee gobolkaas.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here