Maamulka Dugsiga Isnaay Biyaaso oo Codsaday in laga Taageero agabka Waxbarashada.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 400 oo arday isku jira wilaal iyo gabdho ayaa wax ka barta Dugsiga hoose iyo dhexe ee Isnaay Biyaaso oo ka mid ah iskuulada waxbarasho ee yaalo magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedineysa:- Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here