Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan afurin iyo soo dhoweyn isugu jira u sameysay Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada, Sheekh Aaden Abuukar Cusmaan.
waxaa soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan.