Beeraleyda Tuulo katirsan Mahadaay oo walaac ka muujiyay Cayayaano saameeyay beerahooda.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beraleeyda Tuulada Buurfule oo hoostagta degmada Mahadaay ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa cabasho ka muujiyay tacabka beeraha sabab la xiriira cayayaano saameyay dalagyadii u beernaa iyo fatahaada wabiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay dadka beeraleyda ah.

waxaa soo jeedineysa : Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here