Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Cadaado, oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Mudane Faarax Diiriye Warsame, ayaa ka qayb galay salaadda roob-doonta ee magaalada Cadaado, iyada oo lagu baryayay Alle (SWT) in uu roob khayr qaba keeno.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.