Dadka ku shaqeysta farsamada gacanta oo ku badanaya Kismaayo.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muruq-maalatada ku shaqeysta farsamada gacanta ee Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shaqada ay u hayaan Bulshada. waxa ayna sheegen in ay sameeyan agab kale duwan oo loo adeegsado beeraha iyo guryaha.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here