WARARKA Barnaamijka bixinta kaarka aqoonsiga qaxootiga oo laga Daahfuray Muqdisho. By admin - March 12, 2025 0 49 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isanay ) – Wasaaradda arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray barnaamijka bixinta kaarka aqoonsiga ee qaxootiga iyo magangalyo doonka. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/03/CABDICASIIS-ARIMAHA-GUDAHA.mp3 Share this:FacebookX