Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arimaha Gudaha DKGS ayaa magaalada Baydhabo ku Daah furtay la tashiyada hey’adaha Dowladda ee muhiimka ah iyo Saaxiibada kale ee maalgashiyada suurta galka ah ee Dowladda Hoose.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.