Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Foornoleyda Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay caqabadaha ka jira habka wax soo saar ee rootiga, maadaama ay la kulmayaan dhibaatooyin badan oo saameeya faa’idadooda.
Cabashadooda ayaa iftiiminaysa in kharashaadka soo kordhay iyo arrimo kale oo farsamo ay ka dhigaya in ganacsigooda uu noqdo mid aan faaido lahayn.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.