Somaliland oo gobolka Maroodi-jeex ka bilaawday Qiimeynta mashruuca Damal caafimaad.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumaha caafimaadka ee ku yaal degaanadda hoostaga degmadda Sabawanaag.

Kormeerkan oo ay masuuliyiinta wasaaraddu wadeen todobaadkii u dambeeyey ayaa qayb ka ah qiimayn lagu samaynayo sida uu u socdo mashruuca Damal caafimaad oo taageera xarumaha caafimaadka gobolka Maroodijeex.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here