Ceel biyood laga hirgaliyay deegaan hoostaga degmada Caabudwaaq.

0
70

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Guriyo samo oo hoostagta degmada Cabudwaaq ayaa laga hirgaliyay ceel biyood ay isticmaali doonaan dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaankaasi.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here