Jowhar – ( Radio Isnaay ) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa shir-gudoomiyey shirkaTodobaadlaha ah ee Maamulka Degmada Baydhabo.
Kulankaan Ayaa looga Hadley Xoojinta Amaanka guud ee Magaalada inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sidoo kale Kor u qaadida Nadaafada iyo dhisidda wadooyinka cusub ee Magaalada Baydhabo iyo dar dar gelinta Howlaha Maalinlaha ah.
Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen