Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Cilmi baarista Hidaha iyo dhaqanka Banaadir

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi-baarista Hiddaha iyo dhaqanka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Sheekh Nuur (Khadar) ayaa guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud seddex cilmi-baaris oo ka mid ah wax soo saarka aqooneed ee hay’adda Cilmi-baarista Hiddaha iyo Dhaqanka gobolka Banaadir.

Waxaa SooJeedinaya: Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here