Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan la qaatay Culumada Soomaaliyeed.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo laf-dhabar u ah qarannimada Soomaaliya.

Waxaa SooJeedinaya: Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here