Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caafimaadka bulshada waa tiirka ugu muhiimsan ee nolosha waxaana goobaha caafimad ee sida gaarka loo leeyahay ay door weyn ka ciyaaraan kor u qaadidda adeegyada caafimaad ee Jowhar.
Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim