Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday Barakacayaasha ku nool Baladweyne.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka najax ee magaalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada isticamalo biyaha wabiga shabelle oo ay ka dhalan karaan cuduro madaama dhadhankooda is badal ku yimid.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here